HomeFaysal Cali Waraabe oo Faahfaahiyey Sababta Hargeysa loogu soo Casuumayo Siyaasiyiinta Soomaaliya

Faysal Cali Waraabe oo Faahfaahiyey Sababta Hargeysa loogu soo Casuumayo Siyaasiyiinta Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa dhawaan magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wada-jir ee dalkaasi Soomaaliya, Cabdishakuur Cabdiraxmaan, waxanaanu difaacay sababta kulankaas dhexmaray siyaasiyiinta Soomaaliya oo inta badan lagu dhaliilo Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.

 

Eng Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlayey garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport oo lagu soo dhaweeyey isaga iyo weftiga kale oo ka soo guryo-noqday socdaalkooda Kenya, waxa uu ku dooday inay tahay siyaasad wax-ool-ah kulamada iyo wada-hadallo lala yeesho siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ka soo horjeeda dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

 

Haddaba, Muuqaalkan Hoose kaga bogo hadalka uu Eng Faysal Arrintaas kale iyo qodobbo kale oo xiiso badan oo guddoomiyuhu ka hadlay

 

https://www.youtube.com/watch?v=zv1vZwRULcg

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories