HomeWefti Xisbiyada UCID iyo KULMIYE Ka Kooban oo Dalka Dib Ugu soo...

Wefti Xisbiyada UCID iyo KULMIYE Ka Kooban oo Dalka Dib Ugu soo Noqday, Kana Warbixiyey Safar ay Kenya ugu Maqnaayeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ka kooban xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo maalmahan safar shaqo ugu maqnaa dalka Kiiniya, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxana ay ka war-bixiyeen kulammo muhiim ah oo ay la qaateen xubno sarsare oo katirsan xukuumadda iyo Goleyaasha kala duwan ee dalka Kiiniya iyo saraakiisha ka kala socota beesha caalamka.

blank

Weftigan oo ka kooban xubno kamid ah hoggaanka sare ee xisbiyada UCID iyo KULMIYE, islamarkaana ay kamid yihiin, guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE, ahna wasiirka arrimaha gudaha, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi-dheere, Wasiirkii hore ee maaliyadda, Mudane Cabdicasiisa Maxamed Samaale oo katirsan saraakiisha sarsare ee xisbiga KULMIYE, Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali-waraabe, murrashaxii jagada madaxweyne-ku-xigeen ee xisbiga UCID, Prof. Axmed Cabdi Abyan, ayaa waxa garoonka Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey saraakiil katirsan xisbiyada UCID iyo KULMIYE, waxana ay saxaafadda uga warbixiyeen kulamo ku qaateen dalka Kiiniya oo ay kaga hadleen danaha qaranka Somaliland iyo sidii loosii wadi lahaa geeddi-socodka doorashooyinka dalka ka qorshaysan.

blank

blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories