Somaliland: President Muse Bihi Reshuffles Diplomatic Posts
The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, has made a sweeping reshuffle to some of Somaliland's most strategic diplomatic posts. Among those...
Mudaharaad lagaga soo horjeedo Maamulka Puntland oo ka dhacay Bariga Sanaag
Badhan (SLpost)- Gelinkii hore ee maanta waxa Magaalada Badhan ee Bariga Gobolka Sanaag ka dhacay Mudaharaad lagaga soo horjeedo xil ka qaadis Golaha Wakiillada...
Danjire Barkhad Maxamuud Kaariye oo ka dareen-celiyey Xilka Madaxweynaha Somaliland u magacaabay
Hargeysa (SLpost)- Digreeto uu shalay soo saaray Madaxweynaha Somaliland,ayaa waxa uu ku magacaabay Sagaal masuul oo isugu jira Safiirro iyo safiir-ku-xigeennada Somaliland u fadhiya...
Somaliland oo Guddi u magacowday Ka Qayb-qaadashada Taakuleynta Shacabka Magaalada Beledweyne
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland ayaa Magacowday Guddi ka kooban 19 Xubnood oo Dalka gudihiisa ka ururrinaya qaadhaan la doonayo in loogu gurmado Dadka reer...
Maayarka Hargeysa iyo Masuuliyiinta Waxbarashada oo Kormeeray Dugsiyada Dowladda
Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Saynis ee Somaliland, ayaa maanta kormeer ku maray Dugsiyada Dowliga ah ee...
Madaxweynaha Somaliland oo Xil-ka-qaadis iyo Magacaabis sameeyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xilalkii ka qaaday Wakiilladii Jamhuuriyadda u fadhiyey dalalka Ingiriiska, Midowga Yurub, Norway, Sucuudiga, Yemen,...
Bilowga Dib-u-Dhis lagu samaynayo Jidka Ugu Burburka Badan Caasimadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Wax-garadka iyo Odayaasha Xaafadda Goljanno, ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa ay bilaabayaan dhismaha Jidka Laamiga ah ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

