HomeXukuumadda Somaliland oo Ku Guulaysatay Inay Soo Af-jarto Xiisadda Koox Jabhad Kaga...

Xukuumadda Somaliland oo Ku Guulaysatay Inay Soo Af-jarto Xiisadda Koox Jabhad Kaga Dhawaaqday Gobolka Awdal

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Ergo-nabadeed isugu jira Aqoonyahano, Oday dhaqameed iyo Masuuliyiin Xukuumada Somaliland ka tirsan, ayaa maanta ku guulaystay inay soo afjaraan koox dhawaan deegaan Laastuug oo hoostaga gobolka Awdal kaga dhawaaqay inay yihiin Jabhad hubaysan oo la baxday Cawaale.

blankWada-hadal dhexmaray ergada nabad-doonka ah iyo kooxdaasi jabhada la baxday ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqeen inay soo afjareen arrintaasi isla markaana kooxdaasi ay ka noqdeen jabhadaasi Cawaale, tabashadoodana xukuumadu ay dusha ku qaadatay.

Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Somaliland, Cabdirisaaq Siciid Bullaale oo isagu ka mid ahaa masuuliyiintii arrintaasi ka hawlgalay ee ku guulaystay inay soo afjaraan ragaasi tabashadooda dhinaca qaldan u maray oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu yidhi, “Si guul ah ayay noogu dhamaatay, halkaana waxa aanu ku soo afjarnay oo ay noogu balanqaadeen inay kaga noqdeen jabhadii ay ku dhawaaqeen dhawr cisho ka hor ee ahayd jabhada Cawaale, oo ay halkaa ku tirtireen sida ay halkan kaga dhawaaqeen”.

Muuqaalka Hoose ka Dhagayso Hadalka Ergada 

https://www.youtube.com/watch?v=NaNNpa3Ty8k

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories