Monthly Archives: October, 2019

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi oo Jawaab ka bixiyey Cabasho Mucaaradku ka muujiyey Xubnaha Cusub ee Komishanka Doorashada

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay cabasho mucaaridka Somaliland, ka muujiyeen xubnaha guddida doorashada ee dhawaan uu soo magacaabay. Xisbiga...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Xuska Maalinta Cuntada Adduunka oo Hargeysa lagu Qabtay

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad loogu dabbaaldegayo maalinta cuntada adduunka oo ku beegan 16-ka Bisha Tobnaad...

DOODAHA DANYARTA IYO DUGSIYADA GAARKA AH ~ Q:2aad – Qalinka: Axmed Cismaan Batuun

  Qormadii koobaad ee taxanahan waxaynu kusoo aragnay guudmar kooban oo ku sabsan taariikhda waxbarashada dalka iyo bilawgii dugsiyada gaarka ah iyo sidii ay u...

“Local Governments at the Forefront in the Fight against Climate Change in Africa”

  Conference of the Covenant of Mayors in Sub-Saharan Africa (CoM SSA) Accra International Conference Centre, Ghana ACCRA, Ghana, October 16, 2019/ -- Conference of CoM SSA (https://CoMSSA.org/), Accra, under...

Waxbarasho Tayo Leh Lama Heli Karo Macallinka Oo Aan La Daryeelin – W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

Hoggaamiyihii ama ra’isal wasaarihii hore ee waddanka Israel Mr Shimon Peres wuxuu yidhi: Dal kasta horumarka uu samaynayo ama samayn doono waxa laga qiyaasa...

Khubaro reer Galbeed ah oo D/Hoose ee Hargeysa kala Shaqaynaya Casriyeynta jidadka iyo Biyo-mareennada Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Wefti isugu jira khubaro iyo farsamo-yaqaanno ku xeel-dheer Samaynta Waddooyinka iyo Biyo-mareennada, ayaa maanta soo gaadhay caasimadda Hargeysa. Weftiga oo u dhashay dalka...

Shirweynaha Heer Qaran ee Hirgelinta Qoondada Haweenka Somaliland oo ka Furmay Boorama

Borame (SLpost)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweynaha hirgelinta qoondada haweenka oo lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img