HomeMadaxweynaha Dalka Guinea Oo Madaxweyne Geelle Uga Mahadceliyay Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Guinea Oo Madaxweyne Geelle Uga Mahadceliyay Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha dalka Guinea Alpha Conde, ayaa Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele oo dalkiisa booqanaya wuxuu uga mahadceliyay dedaalo uu sheegay inuu ku dhexdhexaadinayo Somaliland iyo Soomaaliya.

blank

Madaxweyne Alpha Conde, ayaa wuxuu qado sharaf u sameeyay Madaxweyne Geele iyo weftigiisa, waxaanu Madaxweyne Alpha uu khudbadiisa ugu mahadceliyay Madaxweyne Geele oo uu sheegay inuu dalkaas Guine u maray safar ah 7 saacadood.

“Mudane Madaxweyne waxaan kaaga mahadcelinayaa sida wanaagsan eed uga soo jawaabtay martiqaadkii aanu kuu fidinay adigoo soo maray socdaal dheer oo 7 saacadood ah.” Ayuu yidhi Madaxweyne Alpha Conde, wuxuuna intaas ku daray, “Waad ku mahadsantahay dedaalkaaga dhexdhexaadinta ah ee aad ka dhex waddo Soomaaliya iyo Somaliland.”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sannadkan wuxuu booqday dalka Guinea oo ay dawlada Soomaaliya xidhiidhka u jartay ka dib markii ay si diiran u qaabileen, sidoo kalena wuxuu bishii hore booqday dalka Djibouti.

Booqashadii Madaxweyne Biixi ee  dalka Djibouti ayaa keentay warar sheegaya in Madaxweyne Geele doonayo inuu dib u soo celiyo wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee istaagay.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo isna madashaas ka hadlay ayaa ugu horayn Madaxweyne Guinea uga mahadceliyay soo dhawaynta uu ku qaabilay.

Waxa uu Madaxweyne Geele ku tilmaamay Madaxweynaha Guinea inuu door muhiim ah kaga jirto isu soo dhawaynta dalalka qaaradda Afrika iyo in la gaadho awood buuxda oo uu yeesho ururka Midowga Afrika. Laakiin madaxweyne Geele ma soo hadal qaadin arrinta wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee uu madaxweynaha Guinea xusay.

@Geeska Africa Newspaper

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories