Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Taariikhda Qaranka Oo la dhisayo Khayriyadii Hore Ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- adaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo loo binaynayo xarun lagu keydin doono keydka Taariikhda...
Si Dhugmo leh u akhri oo dhamayso dulmiga macallinkan loo geystay
“Dhulkaygii waxa loo xayiray Wiil Madaxweyne Muuse Abti U Yahay” Magacaygu waa Maxamed Cismaan Siciid (Maxamed Soomaali), waxaan muddo 14 sanno ku dhow dhigayay maadada...
Jawar Mohammed: Wax badan ka ogow 34-ka Muddada Kooban Saamaynta ku yeeshay Siyaasadda Ethiopia iyo Xaaladihii u dambeeyey
Addis Ababa (SLpost)- Muddaharaadyo khasaare nafeed ka dhashay, ayaa maanta gilgilay dhowr magaalo oo ku yaalla dalka Itoobiya, iyadoo dadka mudaharaadayaasha ahi dareenkooda taageero...
England: Wararkii u dambeeyey Meydad Tiro badan laga helay Gaadhi Xamuul ah
London (SLpost)- Magaalada Essex ee ku taala Koonfurta Galbeed ee dalka Ingiriska, waxaa laga helay gaadhi Xamuul ah oo ay saaran yihiin Meeydadka 39...
Hargeysa oo lagu qabtay Kulan Lagu Daah-furay Barnaamij Lagu Maalgelinayo Dhalinyaro soo Bandhigay Fikrado Ganacsi
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Jamhuuriyadda Somaliland marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani, ayaa daah-furtay barnaamij la yidhaahdo UP SHIFTING oo...
Africa’s Cities and Local Governments Climate Ambitions Declared in Accra
2000 representatives of the African cities, local and regional governments, and non-state actors gathered in ACCRA at the 2nd African Climate Chance Summit, featuring...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dab-demiska oo Shil-baabuur ku geeriyooday iyo Madaxweyne Biixi oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Allah haw naxariistee waxa maanta Shil baabuur ku geeriyooday laba sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Dab-demiska ee Somaliland oo gaadhigii ay wateen...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

