Khasaaraha Dadka ku dhintay Rabshadaha Ethiopia oo kor u kacay iyo Wararkii u dambeeyey
Addis Ababa (SLpost)- Gobolka Oromada ee dalka Itoobiya waxa toddobaadkan lagu dilay dad tiradoodu gaadhayso 67 qof intii ay socdaan banaabax looga soo horjeedo...
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Maamulkiisu ka taliyo 99% Sanaag-Bari iyo Buuhoodle
Garoowe (SLpost)- Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni, ayaa sheegay in markii uu xilka qabtay uu Maamulkiisu inta badan la wareegay deegaannada...
Xabaalaha Qadiimiga ah ee Arabsiyo oo Dhul-boob lagu hayo iyo Baaq loo jeediyey Xukuumadda iyo Qurbejoogta
Arabsiyo (SLpost)- Cuqaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Degmada Arabsiyo, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in laga taageero Deyr lagu wareejinayo Xabaalaha Qadiimiga ah...
Nuxurka Khudbad Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyadu ka jeediyey Madal uu Madaxweyne Biixi kaga marag-kacay Wax-qabadkooda
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen, ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu yahay madaxweynihii u horeeyey ee...
Abwaan Muuse Cali Faruur oo ka sheekeeyey Taariikhda Kheyriyada Hargeysa oo laga hirgelinayo Xarun Muhiim u ah Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Abwaan Muuse Cali Faruur oo ka mid ah Abwaannada faca-weyn ku leh taariikhda Fanka Soomaalida, gaar ahaan magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyey...
Madaxweynaha Somaliland oo Bogaadiyey Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo uu Xil-gudashadooda ku majeertay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa bogaadiyey Shaqada ay Qaranka u hayaan Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku ammaanay hufsanaanta xil-gudashadooda oo...
Madaxweyne Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Casri Ah Oo Loo hirgeliyey Guddida Qandaraasyada Qaranka Iyo Hay’adda U-diyaargarowga Aafooyinka (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal casri ah oo xukuumaddu u dhistay guddida qandaraasyada qaranka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

