Monthly Archives: September, 2019

spot_imgspot_img

Turkiga oo Maraykanka ka dalbaday inuu ka iibiyo Gantaalaha Difaaca Cirka iyo Caqabado ku gudban

Ankara (SLpost)- Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in uu madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, kala hadlay in dalkiisu ka iibsado Maraykanka sawaariikhda difaaca...

Xuutiyiinta oo Khasaarihii ugu Ballaadhnaa ka geystay Gudaha Sucuudiga

Riyadh (SLpost)- Diyaarado aan Duuliye lahayn (Drones) oo ay leeyihiin Jabhadda Xuutiyiinta ee Yemen, ayaa weerarray laba Xarumood oo ay maamusho Shirkadda Shidaalka ee...

Soomaaliya: Khasaare ka dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Xoogagga Al-Shabaab

Muqdisho (SLpost)- Dagaal culus ayaa duleedka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ee dalkaasi Somaliya ku dhexmaray ciidamada Dowladda iyo xubno ka tirsan...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Garoonka Diyaaradaha Berbera ku soo Celiyey Gacanta Dowladda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday inuu laalay heshiis xukuumaddii Md Axmed Siilaanyo kula gashay dowladda Imaaraadka Carabta...

Cali Khaliif Galaydh: “Somaliland la wada leeyahay haddaan laga Shaqayn Wallee Meel Fog baa laga dooni

Cali Khaliif Galaydh Hoggaamiyaha Khaatumo, ayaa sheegay in haddii aan laga wada shaqayn Somaliland la wada leeyahay in meel fog laga dooni doono Somaliland....

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Biixi iyo Madaxda Dhaqanka Awdal?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxda Dhaqanka ee gobolka Awdal, ayaa xalay kulan albaabbadu u xidhnaayeen ku wada yeeshay magaalada Boorama, kaas oo...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo soo bandhigay 6 Lix Mashruuc oo ay tartan u galeen 46 Shirkadood iyo Gobollada laga fulinayo (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraayada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta furay tartan loo galayo Lix Mashruuc oo laga fulinayo qaar ka mid ah gobollada iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img