Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo furmay iyo Ajandaha lagaga Hadlayo
Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta daah-furay Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa. Kal-fadhiga oo ku qabsoomay Xarunta dowladda...
Weriye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda ee Boodhari Mills
Hargeysa (SLpost)- Weriye Cabdisalaan Hereri ayaa Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills oo xilligan ku gudo-jirta Beerista...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa tabobbar aqoontooda kor loogu qaadayo u furay 200 (laba Boqol)...
Dayax-madoobaad caawa laga Arkay Adduunka intiisa badan iyo Astaamaha u gaarka ah
Hargeysa (SLpost) – Inta Badan Qaaradaha adduunka waxa caawa laga dareemay Dayax-madoobaad-kii ugu muddada Dheeraa qarnigan, gaar ahaan marka qayb ka mid ah Dayaxuhu...
Madaxweyne Trump oo Cambaareyn Caalami ah kala Kulmay Weerar Qaawan oo uu ku qaaday Afar Dumar ah oo ku jira Cogress-ka Maraykanka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Donal Trump, ayaa cambaareyn caalami ah kala kulmay hadal lagu tilmaamay deel-qaaf iyo Meel-ka-dhac oo uu ku weeraray Afar ka...
Hargeysa: Soo-dhaweyn aan loo kala hadhin oo lagu qaabilbay Ustaad Maxamed Siciid BK iyo Weedhihii uu kaga falceliyey
Hargeysa (SLpost)- Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, waxa maanta gelinkii dambe si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Fannaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid BK oo...
Maayarka Gabiley oo ka hadlay Khilaaf Hadheeyey Golihiisa Deegaanka oo wali Xalkiisu laalan yahay
Gabiley (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ahna Maayarka Magaalada Md Maxamed-amiin Cumar Cabdi, ayaa markii u horeysa si faah-faahsan uga hadlay khilaaf muddooyinkii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

