HomeXildhibaanno Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan oo eedaymo u jeediyey Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaanno Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan oo eedaymo u jeediyey Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka dowladda Soomaaliya, ayaa eedayn u jeediyey Xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ay ku dhaliileen hab-dhaqankiisa siyaasadeed ee ku aaddan Somaliland.

 

Xildhibaannada oo intooda badani dhalasho ahaan ka soo jeedaan Somaliland oo aanay ku metelin baarlamaanka Soomaaliya, waxa ay waxba kama jiraan ku tilmaameen in dowladda Somalia wax shaqo ah ku leedahay go’aanka lagu fasaxay Markab Xoolo ka qaaday Dekedda Berbera oo maalmihii u dambeeyey ku xannibnaa dekedda Jeddah ee Sucuudiga, kaas oo markii dambe la sii daayey.

 

blank

Xildhibaannadu waxa ay ku eedeeyeen dowladda Farmaajo inay dagaal siyaasadeed iyo mid dhaqaale ula badheedhay Somaliland iyo shacabkeeda.

 

“Culeys gaar ah ayaa saarnaa Soomaaliland iyo ganacsatada tan iyo markii uu xilka qabtay madaxweyne Farmaajo.” Sidaas waxa yidhi xildhibaan Xuseen Carab Ciise, isagoo intaas ku daray in  Somaliland laga joojiyay hay’ado ka mid ah kuwa caalamiga ah oo ka hawl-gali jiray.

 

Xildhibaannadu waxay beeniyay hadal Raysal-wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ku sheegay in dowladda Soomaaliya xidhiidh ay la sameysay Sucuudiga  lagu fasaxay markab xoolo sidey oo lagu xanibay Sacuudiga, waxaana ay sheegeen sii deynta markabka aanay dowladda Soomaaliya wax shaqo ah ku lahayn.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories