Monthly Archives: June, 2019

spot_imgspot_img

JIGJIGA: Wufuud kala duwan oo ku kulmay Aaska Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Singub

Jigjiga (SLpost)- Allah haw naxariistee waxa maanta Aas heer qaran loogu sameeyey magaalada Jigjiga Marxuum Abwaan Maxamuud Abdilllaahi Ciise (Singub) oo dorraad ku geeriyooday...

Wasiirka Isgaadhsiinta oo faahfaahin ka bixiyey Siyaasadda ilaalinta Tignoolajiyadda dowladda iyo Daraasad cusub oo ay sameeyeen

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suufi, ayaa faahfaahiyey ujeeddada laga leeyahay siyaasadda Tignoolajiyadda dowladda lagu hagi doono oo...

DAAWO Wacdarihii soo Maray Soomaalida: Af-gembigii Dhicisoobay iyo Bilowgii Jabhadaha SSDF iyo SNM

Muuqaalka Ka Daawo dib-u-milicsiga Taxanaha Barnaamijka Taariikhda Soomaalida iyo Qarnigii Tagay oo muddo tobanaan sanno ah ka baxay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC, Waxa...

Somaliland: Abdimalik Coldoon Case Begins At Hargeisa Court

The case against reporter, Abdimalik Coldoon has began at the Marodi Jeh Regional Court in Hargeisa.   Reporter Coldoon who has been in remand for nearly...

Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga oo Dhaliilay Xil-gudashada Qaran ee Wasaaradaha Xukuumadda Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga, ayaa dhaliilay nidaamka shaqo ee wasaaradaha Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ay ku tilmaameen hay'ado fadhiid ah oo...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare oo la soo gebo-gabeeyey iyo Masuuliyiinta Waxbarashada oo ka hadashay Munaasibad loo qabtay

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta la soo gebo-gabeeyey Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee dalka, iyadoo maalintii Salaasada ee 18-kii Bishan uu soo gebo-gaboobay...

HARGEYSA: Dowladda Hoose oo bilowday Dhismaha iyo Casriyeynta Jidka ugu ballaadhan Caasimadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Maamulka Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa bilaabay dhismaha Jidka 150-ka ee Woqooyiga Caasimadda, kaas oo ballaadhin iyo dib-u-habayn baaxad leh lagu samaynayo.   Jidka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img