HomeHARGEYSA: Dowladda Hoose oo bilowday Dhismaha iyo Casriyeynta Jidka ugu ballaadhan Caasimadda...

HARGEYSA: Dowladda Hoose oo bilowday Dhismaha iyo Casriyeynta Jidka ugu ballaadhan Caasimadda Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maamulka Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa bilaabay dhismaha Jidka 150-ka ee Woqooyiga Caasimadda, kaas oo ballaadhin iyo dib-u-habayn baaxad leh lagu samaynayo.

 

Jidka 150-ka oo ah waddada ugu ballaadhan magaalada, isla markaana qayb ka mid ah hore looga dhigay Laami balse burbur baaxad leh ku yimi, ayaa labadii maalmood ee u dambeeyey lagu waday binneyn iyo ka rarista meherado laga samaystay iyo xaafaha qaarkood oo ku soo durkay, waxaana dhismihiisa cusub loo qorsheeyey in laga dhigo Jid laami ah oo ka kooban Afar Haad, kaas oo noqonaya jidkii ugu horreeyey dalka ee oo dhan ee yeelanaya Afar Haad oo gaadiidku isku weydaarto.

 

Bilowga Hawsha Dhismaha jidka waxa goob-joog ka ahaa Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydii, ku-xigeenka duqa Caasimadda Cabdicasiis Caga-weyne iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Hoose.

 

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO BILOWGA HAWSHA IYO HADALLADA MASUULIYIINTA DOWLADDA HOOSE

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories