Shirkadda Dahabshiil oo Adeegyada ay Bulshada u qabato ku soo bandhigtay Carwo Nooceedu cusub yahay oo Hargeysa lagu qabtay
Hargeysa (SLpost)- Shirkadaha Dahabshiil Group, ayaa maanta si weyn uga qayb-qaatay Carwo lagu qabtay magaalada Hargeysa oo ay ka qayb-galeen shirkadaha iyo hay'adaha ku-shaqada...
Hargeysa: Jidka ugu Casrisan Caasimadda Hargeysa oo Dhismihiisa la bilaabay iyo Maayarka Sharraxaad ka bixiyey Qorshaha lagu Hirgelinayo
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa xalay bilowday dhismaha Jidka Laamiga ah ee Xaafadda 150-ka ee woqooyiga Hargeysa, kaas oo dhowrkii maalmood ee...
Aqalka Odayaasha Maraykanka oo ka soo horjeestay Qorshe Madaxweyne Trump hub kale kaga iibinayo Sucuudiga iyo Imaaraadka
Washington (SLpost)- Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Maraykanka ee Senate-ka, ayaa taageeray go’aanka ka soo horjeeda qorshe Madaxweynaha dalkaas Donald Trump ku doonayo inuu...
Somaliland: Nuxurka Dacwad ka dhan ah Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka oo loo gudbiyey Maxkamadda Sare ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Aqoonyahanno ku xeel-heer Aqoonta Xayawaanka iyo Xubno u dhaq-dhaqaaqa Xuquuqda xayawaanka Duur-joogta ah, ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyey Dacwad ka...
Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Shirweynihii u Horreeyey Noociisa Oo Lagu Gorfaynayo Horumarinta Hay’adaha Maaliyadeed Ee Dalka (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay shirweyne ballaadhan oo lagu gorfeynayo horumarinta hay’adaha Maaliyadeed ee gaarka loo leeyahay...
Madaxweynaha Somaliland oo Xil-ka-qaadis iyo Magacaabis ku sameeyey Golaha xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu xilalkii ay hayeen kaga qaaday Wakiilkii Somaliland u...
Hal qof oo ku geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay Xaafad ka mid ah Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Alle Haw Naxariistee Qof haweenay ayaa ku geeriyootay Shil baabuur oo maanta Abaaro 1:46 PM duhurnimo ka dhacay Xaafada Axmed Gurey ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

