Dowladda Kenya oo Soomaaliya ugu Hanjabtay Aqoonsiga Somaliland
Nairobi (SLpost)- Dalka Kenya oo khilaaf siyaasadeed u dhexeeya Soomaaliya, ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabtay inay xidhiidh toos oo dibloomaasiyadeed iyo Aqoonsi buuxa...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Salaadda Ciidul-fidriga kala qayb-galay Shacabka Caasimadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidriga oo ku beegan maanta oo...
Dareennada Ka Dhashay Maxaabiis Laga dhoofiyey iyo kuwo Ka soo degay Garoonka diyaaradaha Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa, waxa maanta ka duullay 14 Maxbuus oo u dhashay maamul-goboleedka Puntland, kuwaas oo lagu soo qabtay dagaaladii...
Madaxweyne Biixi oo Shacabka ku hambalyeey Munaasibadda Ciidal-fidriga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Ciidal Fidriga Awgeed Dhambaal Hambalyo ah u diray Shacbiga Somaliland iyo Guud ahaan Muslimiinta meel...
Somaliland oo hay’adda ICRC ku wareejisay 14 Maxbuus oo u dhashay Maamul-goboleedka Puntland
Hargeysa (SLpost)- Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa ka dhoofisay 14 maxbuus oo ciidamada Qaranku ku soo qabteen dagaallo...
Garoonka Diyaaraha ee Hargeysa oo lagu soo dhaweeyey 3 Maxbuus oo Gacanta ugu jiray Puntland
Hargeysa (SLpost)- Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa kusoo dhaweeyey saddex askari oo kamida Ciidamada Qaranka Somaliland oo gacanta...
Somaliland: New UN Envoy, Amb. James Swan & His Approach To The Region
On Thursday, May 30th, 2019, the United Nations Secretary General appointed Ambassador James Swan of the United States of America, as the new envoy...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

