Hargeysa: Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum xildhibaan Aareeye
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta Aas Qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa Allah haw naxariistee Xildhibaan Cali Ibraahim Aareeye oo Salaasadii todobaadkii hore geeriyooday, waxaana aaska...
Somaliland: Wasiirro ka hadlay Wasaarado Shaqadooda xil-gudasho tuhunno ka dhasheen
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Qorsheynta Dr Buuni ayaa ka hadlay shaqada wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo la sheegay...
“Waxaanu leenahay Dadku Wada Dhakool maaha” – Xildhibaan Nacnac
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha wakiillada Somaliland, ayaa ka hadlay hab-dhaqanka xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi kula...
DAHABSHIIL CEO: Brexit won’t affect our operations
Mr. Abdirashid Mohamed Said Dualeh, the CEO of Dahabshiil group of companies speaking in an interview with BBC Somali language service expressed his thoughts...
Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil oo sheegay in Shirkadda Dahabshiil la jaanqaaday isbedellada uu keenayo ka bixitaanka Yurub ee Ingiriisku.
Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid (Dahabshiil) ayaa ka faallooday xidhiidhka ganacsiga ee Ingiriiska iyo Maraykanka oo madaxweyne Donald...
Hargeysa: Maayar SOLTELCO oo ka warbixiyey Shirweyne Caalami ah oo uu kaga Qayb-galay Dalka Kenya
Hargeysa (SLpost)- Maayarka Hargeysa ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Caasimadda, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) oo maanta shir-jaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa, ayaa faahfaahin ka bixiyey shir...
Hargeysa: Taliska Booliska oo ka hadlay Khamrigii ugu tirada badnaa oo gacanta lagu dhigay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska ayaa hawl-gal ay ka sameeyeen magaalada Hargeysa, waxa ay gacanta ku dhigeen maandooriyaha Khamriga oo tiro badan, gaadhigii siday iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

