Monthly Archives: June, 2019

spot_imgspot_img

DAAWO Qaybta 15aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka iyo Mamaaliktii Xukumaysay Dalka Masar

Akhristeyaasha ku xidhan  Shabakadda Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 15aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo...

Premier Bank oo soo gebo-gebeeyey Mashruuc Dhalinyarada Fekerkooda & Maskaxdooda lagu Dhuuqay iyo Qaabka loo maamulay

Hargeysa (SLpost)- Baanka Premier Bank oo ka mid ah Bangiyada Madaxa-bannaan ee ka hawl-gala Somaliland, ayaa caawa soo geba-gebeeyay mawduuc loo bixiyay 'Hal-abuurka Ganacsiga...

Isku-tashi iyo Tacab (Gabey) – W/T Saleban Abdi Ali

Tixdani waxay soo baxday 2/06/2019, waxaanan curiyey 29/05/2019. Waxaanay ka hadlaysaa Sooyaalkii Taariikheed ee ay Somaliland soo martay iyo marxalada ay maanta marayso, iyadoo...

Guddiga Wanaag-farista oo ka hadlay arrimo Xaasaasi ah oo Bulshada Fejeciso ku abuuray

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista ee Somaliland, ayaa madaxweynaha Qaranka ugu baaqay inuu tallaabo ka qaado wax ay ku tilmaameen arrin ugub ku...

DAAWO Soomaalida & Wacdarihii soo Maray Qarnigii tagay:-Dagaalkii Ethiopia iyo Ciddii ka Dambaysay Jabkii Soomaalida

Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Qarnigii tagay iyo Xogo Muhiim ah. Waa Qaybta 12 iyo 13aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida...

Berbera: Markabkii ugu weynaa oo ku soo xidhay Dekedda iyo Maamulka oo ka hadlay

Berbera (SLpost)- Dekedda Magaalada Berbera waxa maanta ku soo xidhay Markabkii ugu weynaa abid ee muddadii ay dekeddu jirtay ku soo xidhay, kaas oo...

Burco: Baaxadda Khasaare uu geystay Roob saacado ka da’ayey magaalada

Burco (SLpost)- Roob saacado ka da'ayey magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ayaa khasaare u geystay Biriishka labaad ee magaalada oo gebi ahaanba uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img