Monthly Archives: May, 2019

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Xidhay Wejiga Koowaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo...

Faysal Cali Waraabe oo Faahfaahiyey Sababta Hargeysa loogu soo Casuumayo Siyaasiyiinta Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa dhawaan magaalada Nairobi...

Ramadaanta iyo Cimriga

Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal. Waqtigu wa nimco tan ugu weyn ee Ilaahay SWT ina siiyey,waqtigu wuxuu jaanis inoo siinayaa inaynu qabsano hawleheenna adduun iyo tan...

Wefti Xisbiyada UCID iyo KULMIYE Ka Kooban oo Dalka Dib Ugu soo Noqday, Kana Warbixiyey Safar ay Kenya ugu Maqnaayeen

  Hargeysa (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ka kooban xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo maalmahan safar shaqo ugu maqnaa dalka Kiiniya, ayaa maanta dalka dib ugu...

Sidee Qorshaha Ka-bixitaanka Midowga Yurub u galaaftay Theresa May? – WARBIXIN

Ra'iisal wasaarahii labaad ee haweenay ah dalka Britain yeesho, ayaa waxa ugu danbeyntii galaaftay dagaalka muxaafidku la gelayaan Yurub.   Laakiin Theresa May waxay u egtahay...

Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Maray Qarnigii tagay

Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Qarnigii tagay iyo Xogo Muhiim ah. Waa Qaybta 6 iyo 7aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida...

“Nebigu NNKH wuu u duceeyey dadka (ganacsatada) ummaddooda u naxariista…” – Sheekh Maxamed Cumar Dirir

“Waxa looga baahan yahay  ganacsatada inay qiimaha sarifka markuu kacana la jaanqaadaan,  markuu degana ay dejiyaan qiimaha badeecadaha..” Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir   Hargeysa (SLpost)- Sheekh...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img