Monthly Archives: May, 2019

spot_imgspot_img

Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta oo Farriin digniin ah u diray Mu’addinnada Masaajiddada

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi, ayaa farriin digniin xambaarsan u diray Imaamyada iyo Mu'addinnada Masaajiddada dalka oo uu uga...

Madaxweynihii hore ee Nigeria oo ka Warbixiyey Waxyaabo Ka Yaabiyey oo uu ku arkay Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo oo booqasho ku jooga magaalada Hargeysa, isla markaana kulammo la yeeshay Madaxweynaha iyo Masuuliyiin kale...

Masuulkii ugu sarreeyey Dowladda MASAR ee Somaliland yimaadda oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Khaarajiga ee dalka Masar u Qaabilsan Arrimaha Afrika Hamdi Loza iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta socdaal ku yimi...

Sababaha Fashilka Somalia: Siyaasadda Somaliweyn 4.5 iyo Nidaamka Federaalka

Somalia waxaa loola jeedaa dhulkii iyo dadkii Somaliyeed ee dalka Talyaanigu gumaysanjiray kana xoroobay 1dii July, 1960. Laga soo bilaabo rididii kelitaliyihii Somalia, Janaraal...

Bisha Ramadaan waa bishii is-beddelka – Qalinkii Cabdinaasir Macalin

Assalaamu Calaykum,   Ramadaan Wanaagsan Walaalayaal,   Ramadaan waa fursad qaaliya,waana bil ku haboon isbedelyo badan,bishan qofkii si dhaba u go’aansada in uu horumar sameeyo wuu samaynkaraa, qofkuna...

Somaliland: Wax-ka-beddel lagu sameeyey Saacadaha Shaqada ee Shaqaalaha Dowladda

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha hay'adda Shaqaalaha Dowladda Farxaan Aadan Haybe, ayaa shaaciyey wax-ka-beddel lagu sameeyey xilliga ay shaqada galayaan iyo wakhtiga ay shaqada ka baxayaan...

Wasiir Cabdilaahi Abokor oo si adag u Duray Saddex Siyaasi oo Xisbiga WADDANI ka tirsan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor, ayaa si adag uga jawaabay dhaliilo ay xukuumadda u jeediyeen masuuliyiin ka tirsan xisbiga Mucaaradka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img