Hargeysa: DAAWO Xalay iyo Tamashlihii Muuse Biixi ee Bariga Caasimadda iyo Jewigii Caweyska Goobaha Bulshada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa habeennimadii xalay oo ay taariikhdu ahayd 15-03-2019 waxa uu kormeer ku soo maray dhismaha...
Somaliland: Wasiir Ka Badbaaday Shil Baabuur
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland Md Cabdirashiid Ducaale Qanbi, ayaa maanta ka badbaaday Shil baabuur, kaddib markii gaadhigiisu kula dhacay deegaanka Balli-mataan oo ku yaalla...
Ingiriiska Oo Taageeray In Waddamada Derisku Safka Hore Ka Galaan Dhexdhexaadinta Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost) Dawladda Ingiriiska oo wax laga waydiiyay in ay kor u qaaday xidhiidhka ay Somaliland la leedahay maaddaama oo ay dhawaan Somaliland yimaaddeen...
Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi kala soo laabtay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka...
“Waxa aannu ka codsannay in lagu horreeyo Biriijyada oo dhibaato badan inagu haya Gu’gii oo horta Toddobada Biriij..” Nuxurka Qudbad Madaxweyne Biixi u jeediyey...
Abu Dhabi (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka...
Madaxweynaha Maraykanka oo Amar Deg-deg ah ka soo saaray Diyaaradda Boeing 737 Max 8
Washington (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa amar deg-deg ah ku soo saaray in dalkiisu gebi ahaanba fadhiisinayo isla markaana joojinayo shaqada noocyada diyaaradda...
Maraykanka oo ku biiray Waddamo tiro badan oo joojiyey Duullimaadyada Diyaaradda Boeing 737 Max 8 iyo Donald Trump oo ka hadlay
Caddeymo Cusub oo soo bandhigay ciladda Farsamo ee Diyaaradda cusub ee Boeing 737 Max iyo Hay’adda Duullimaadyada Maraykanka oo Qirtay New York (SLpost)- Waddamada Caalamka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

