Monthly Archives: February, 2019

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Addis Ababa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, waxaana halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey...

Hargeysa: Wasaaradda Arrimaha Bulshada oo olole ku qaadday Carruurta Darbi-jiifka ah

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada, ayaa olole ay maanta Qaadday waxa ay ku ururisay 39 Carruur derbi-jiif ah oo ku nool Dooxa iyo Jidadka...

Muxuu Wasiirka Beeraha Somaliland kala soo Guryo-noqday Safarkii Dalka Turkiga?

Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Muumin Seed oo Safar ugu maqnaa Dalka Turkiga, ayaa Maanta Dalka dib ugu...

Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo kormeeray Dhismaha Waddada GAMBO-CUNE iyo halka ay marayso

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha Waddo Cusub oo Isku xidhaysa Xaafadda 150-ka Dooxa Gambo-Cune ee duleedka Woqooyiga magaalada...

Dib-u-dhac ku yimi xilliga loo muddeeyey Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo loo muddeeyey inuu 24-ka bishan ka furmo xarunta gobolka Awdal, ayaa qabsoomiddiisa dib loo dhigay...

Somaliland oo ka hadashay Socdaal Kedis ah oo Madaxweynaha DDSI ku yimi Tog-wajaale iyo Sababta ka dambaysay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay socdaal shaqsi ah oo madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo wata Ciidamadii ilaalada u ah shalay ugu soo tallaabeen gudaha...

Khilaaf ka dhex-qarxay Xukuumadda iyo Dowladda Hoose ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Xasan Shahar oo ka mid ah Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa, ayaa wasaaradda Hawlaha Guud ku eedeeyey inay faro-gelin ku samaysay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img