Madaxweynaha Somaliland oo ibo-furay Qaybinta Hal Milyan Buugaag Lacag La’aan ah oo La siinayo Ardayda Dugsiyada H/Dhexe
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa gacantiisa ku qaybiyey Buugaagta manhajka waxbarashada Somaliland ee dugsiyada Hoose dhexe oo lacag la’aan ah, kuwaas...
Dr Sacad Cali Shire: Ma jirto Deyn xukuumadda lagu leeyahay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inaanay jirin wax deyn ah oo lagu leeyahay Xukuumadda uu ka tirsan xilligan...
Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyey AHU Marxuum Ganacsade Axmed Cabdilaahi Cali iyo Weedhihii Masuuliyiinta ka Qayb-galay
Hargeysa (SLpost)- Duleedka Caasimadda magaalada Hargeysa waxa maanta Aas heer Qaran ah loogu sameeyey Allah Ha u naxariistee Marxuum Axmed Cabdilaahi Cali oo ka...
IX Reach selects Djibouti Data Center for network expansion in Africa
IX Reach announced its network expansion into East Africa in partnership with the Djibouti Data Centre (DDC), which has been selected as the strategic...
Shirkadda Telesom oo Waxbarasho Bilaash ah ku abaal-marisay 10 Arday oo wax ka barta Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa waxbarasho lacag la'aan ah oo muddo kooban ku eg ku abaal-marisay 10 Arday oo wax ka barta Jaamacadaha dalka,...
Wasiirka Shaqo-Gelinta Somaliland oo Ka Hadashey Darbi-jiif La Xukumay Iyo Natiijada Socdaal Shaqo oo Ay Dalka Dibaddiisa ku tagtay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Marwo Hinda Jaamac Xirsi, ayaa ka hadashay Dhalinyaro darbi-jiif ah oo maanta xukun lix bilood ah...
Ex-Wasiir Samsam Cabdi Aadan: “Macquul Maaha $80 Milyan oo Dayn ah”
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo xilka wasaaraddaas xilligii ay talada dalka wareejisay xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, ayaa wax...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

