HomeWasiirka Shaqo-Gelinta Somaliland oo Ka Hadashey Darbi-jiif La Xukumay Iyo Natiijada Socdaal...

Wasiirka Shaqo-Gelinta Somaliland oo Ka Hadashey Darbi-jiif La Xukumay Iyo Natiijada Socdaal Shaqo oo Ay Dalka Dibaddiisa ku tagtay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Marwo Hinda Jaamac Xirsi, ayaa ka hadashay Dhalinyaro darbi-jiif ah oo maanta xukun lix bilood ah lagu riday, iyadoo markii lagu eedeeyey inay falal ammaan-darro ku kaceen, kaddib markii ay bannaan-bax ka horsameeyeen wasaaradda Arrimaha Bulshada.

 

Marwo Hinda Jaamac waxa ay sharraxaad ka bixisay dambiga loo xidh-xidhay iyo xukunka lagu riday dhalinyaradaas oo tiradoodu dhan tahay 24 balse markii dambe qaarkood loo sii daayay sababo la xidhiidha inaanay qaan-gaadh ahayn. Wasiirku waxa ay sheegtay in dhalinyaradani ku kaceen tallaabo qaldan oo amniga iyo kala-dambaynta dowladnimo ka hor-imanayso, sidaas awgeedna ay maxkamaddu ka gudatay waajibkeeda, xukunka lagu ridayna uu yahay mid dhaqan-celis ah.

 

Dhanka kale, Wasiir Hinda Jaamac Xirsi waxa ay faahfaahin ka bixisay natiijada socdaal shaqo oo ay dhawaan ugu baxday dalalka Kenya iyo Itoobiya, halkaas oo ay kulamo kala duwan kula soo qaatay masuuliyiin sar-sare oo ka socday hay’adaha deeqaha bixiya ee todoba waddan oo xidhiidh wada-shaqayn ahi ka dhexeeya xukuumadda Somaliland.

 

Wasiirku waxa ay arrimahan kaga hadashay waraysi ay maanta xafiiskeeda ku siisay weriye ka tirsan telefishanka Bulsho.

 

MUUQAALKAN HOOSE KAGA BOGO XOG-WARAYSIGA WASIIRKA

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories