Somaliland
Guddiga Daba-galka Hantida Qaranka oo shaacisay in Xukuumaddii Siilaanyo Deyn $80 Milyan ku wareejisay Xukuumadda Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Guddiga ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda...
Somaliland: More than 1.5 Million people facing food Shortage
Hargeisa, Somalilandpost - More than 1.5 million people in Somaliland are facing acute food shortage through June due to impacts of below-average Deyr season...
Hargeysa: Carruur Darbi-jiif ah Maxkamadda la hor-keenay iyo Garyaqaan ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Garyaqaan Guuleed Dafac, ayaa faahfaahin ka bixiyey dhalinyaro darbi-jiif ah oo la horkeenay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, kaddib markii dhawaan loo xidh-xidhay markii ay...
Somaliland: Laba Milyan oo Qof oo Gar-gaar u baahan iyo Baaq Xukuumaddu u dirtay Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay cunto la'aani soo food-saartay Shacabka reer Guuraaga ah ee ku nool gobollada dalka qaarkood, waxaanay...
Guddoomiye Cirro Oo Isku-shaandheyn ku sameeyey Masuuliyiinta Xisbigiisa
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta isku shaan-dheyn iyo Magacaabis ku sameeyey masuuliyiinta xilalka ka haya...
Sanaag: Waxgarad iyo Ganacsato Cabasho ka muujiyey Hay’adda WFP
Ceerigaabo (SLpost)- Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Ganacsato ka soo jeeda Koonfurta iyo Bariga Gobolka Sanaag, ayaa cabasho ka muujiyey hay'adda qaabilsan Barnaamijka Cuntada...
Maxaa ka jira in Mushaharka laga joojiyey Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Xukuumadda Muuse Biixi?
Maxaa ka jira in Mushaharka laga joojiyey Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Xukuumadda Muuse Biixi? Maxaa ka jira in Mushaharka laga joojiyey Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Xukuumadda Muuse Biixi?
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

