Monthly Archives: February, 2019

spot_imgspot_img

DAAWO Su’aalo Madaxweyne Muuse Biixi lagu dhex-weydiiyey Madashii Shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Jawaabihii uu ka bixiyey

Boorama (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xubnaha golahaas uga jawaabay su’aalo isla xisaabtan iyo hawaale-warran ah...

Madaxweynaha Somaliland oo soo Gunaanaday Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE (Daawo SAWIRRO)

Boorama (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ayaa soo xidhay shirkii lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo maanta kusoo gebogeboobay...

DAAWO Qaabkii ay u dhacday Doorashadii Guddoomiyaha iyo ku-xigeenka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

Boorama (SLpost)- Shirweynaha Lixaad ee Xisbiga Kulmiye oo shalay ka furmay magaalada Boorama, ayaa maanta la soo af-meeray, waxaana halkaas lagu doortay Guddoomiyaha iyo...

Abwaan Abees oo ka soo dhex-muuqday Shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Muuse Biixi oo ku soo dhaweeyey

Boorama (SLpost)- Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo muddooyinkii u dambeeyey u xidhnaa xukuumadda Somaliland, ayaa maanta ka soo dhex-muuqday Hoolka uu ka socday Shirweynaha Xisbiga...

Toos u daawo: Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Maalintiisa 2aad iyo Natiijooyinka ka soo baxay

Toos u daawo: Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Maalintiisa 2aad iyo Natiijooyinka ka soo baxay https://www.youtube.com/watch?v=wZwBCiwtffk&t=81s

The incarceration of children brings Somaliland into disrepute

For all the many challenges that a state such as Somaliland faces, it is important to appreciate that much has been achieved thus far,...

Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey in HEMA Books Ku Guulaysatay Manhajka Maddarasadaha oo Wasaaradda Diintu Hirgelinayso

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa maanta shaaciyey laba mashruuc oo qandaraaskooda ay Wargeysyada hore ugu baahiyeen oo kala ahaa; daabacaadda Manhajka Maddarasadaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img