Dhibaatooyin lagu hayo Duur-joogta Somaliland oo la soo bandhigay
Hargeysa (SLpost)- Urur iskii isu-xilsaaray daryeelka iyo ilaalinta Xuquuqda Duurjoogta Somaliland, ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay dhibaatooyin xad-dhaaf ah oo lagu hayo Duur-joogta...
Somaliland: Dhakhaatiirta Ajaanib ah oo dalka laga saarayo iyo Sababta xilligan ku soo beegtay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inay dalka ka saarayso dhakhaatiirta ajaanibka ah sifaha sharci-darrada ah kaga shaqaysta goobaha caafimaadka gaarka loo...
Raysalwasaare Abiy Ahmed oo soo Af-jaray Khilaaf u dhexeeyey Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide
Addis Ababa (SLpost)- Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa soo gaba gabeeyay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar...
Wasaaradaha Caddaaladda, Diinta iyo Maxkamadda Sare oo ka arrinsaday Culimada Ruqsadda loo siiyo Adeegyada Shareecada Islaamka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeeddada kulan dhawaan ay Yeesheen Wasaaradaha Caddaaladda, Diinta iyo Aw-qaafta iyo...
Hargeysa: Xabaalo Qarka u saaran inay Dumaan iyo Baaq loo jeediyey Bulshada iyo Dowladda
Hargeysa: Xabaalo Qarka u saaran inay Dumaan iyo Baaq loo jeediyey Bulshada iyo Dowladda Hargeysa: Xabaalo Qarka u saaran inay Dumaan iyo Baaq loo jeediyey Bulshada iyo Dowladda
Hargeysa: Shirweyne u furmay Bahda Qalinleyda Somaliland iyo Shirkadda Caymiska ee TAKAFUL oo Qayb weyn ka qaadatay
Hargeysa (SLpost)- Bahda Qalinleyda ee ku nool gudaha Somaliland, ayaa isugu yimi shir-ballaadhan oo maanta ugu qabsoomay magaalada Hargeysa, iyadoo xubnaha ka qayb-galay isaga...
Wararkii u dambeeyey Xiisadda Siyaasadeed ee ka dhex-aloosan Federaalka iyo Ismaamulka Soomaalida Ethiopia
Xiisad siyaasadeed ayaa lagu soo warramaya in maalmahan ba ay ka taagneyd Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Madaxweyne Mustafe Muxumad Cumar ayaa maalin ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

