HomeSomaliland: Dhakhaatiirta Ajaanib ah oo dalka laga saarayo iyo Sababta xilligan ku...

Somaliland: Dhakhaatiirta Ajaanib ah oo dalka laga saarayo iyo Sababta xilligan ku soo beegtay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inay dalka ka saarayso dhakhaatiirta ajaanibka ah sifaha sharci-darrada ah kaga shaqaysta goobaha caafimaadka gaarka loo leeyahay ee dalka.

Komishanka Mihnadleyaasha Caafimaadka Somaliland ayaa sheegay inay muddooyinkii u dambeeyey soo kordhaysay cabashooyinka uga imanaya dhinaca bulshada ee la xidhiidha dhakhaatiirta Ajaanibka oo intooda badani aanay ka diiwaan-gashanayn xafiiskooda, sidaa awgeedna ay xukuumaddu go’aamisay in dalka laga saaro intooda aan sharciga u haysan inay dalka ka hawl-galaan 113 dhakhtar Ajaanib ah oo ka hawl-gala guud ahaan Somaliland.

mihnadleyaasha caafimaadkaGuddoomiyaha Guddiga Mihnadleyaasha Caafimaad Somaliland Dr Axmed Xaashi Oday oo warbahaahinta kula hadlay xafiiskiisa, waxa uu sheegay inay ugu dambayn xal u heleen caqabado ka hor-taagaan gudashada waajibaadkooda shaqo ee masuulka ka yihiin kaddib markii uu go’aan soo saaray madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo Wasiirkiisa Horumarinta Caafimaadka ku amray fulinta go’aamo iyo qorshe arrintan ku saabsan oo Guddi ahaan u gudbiyeen madaxweynaha.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories