HomeRaysalwasaare Abiy Ahmed oo soo Af-jaray Khilaaf u dhexeeyey Madaxweyne Mustafe Cagjar...

Raysalwasaare Abiy Ahmed oo soo Af-jaray Khilaaf u dhexeeyey Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa soo gaba gabeeyay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar iyo guddoomiyaha Xisbiga ka taliysa DDSI ee Axmed Shide oo khilaaf soo kala dhex-galay.

 

Madaxda uu fadhigoodu yahay magaalada Jigjiga, ayaa shalay looga yeedhay xafiiska raysalwasaaraha Itoobiya ee magaalada Addis Ababa, kaddib markii maalmihiiu dambeeyey la shaaciyey khilaaf xooggan o soo kala dhex-galay labada masuul, waxaanu raysal-wasaare Abbay la yeeshay hoggaamiyeyaasha Ismaamulka Soomaalida shir ay albaabada u xidhan yihiin oo aan la shaacin waxyaabaha lagaga hadlay.

itoobiya

Inkastoo aan si rasmi ah loo shaacinin qodobadii ay mas’uuliyiinta ka wada hadleen, haddana waxaa la rumeysan yahay in ujeeddada kulankooda ay ku saabsaneyd khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo guddoomiye Axmed Shide.

 

Haddaba, markii uu shirka dhammaaday, ayaa macluumaad aan faahfaahin buuxda lahayn iyo sawirrada masuuliyiinta shirka ka qayb-galay waxa la soo dhigay baraha xidhiidhka bulshada.

 

Bogga uu xafiiska raysal-wasaaraha Itoobiya ku leeyahay Facebook-ga, waxa lagudaabacay sawirro muujinaya saddexda mas’uul oo is garab taagan isla markaana dhoolla caddeynaya.

 

“Waa in laga wada shaqeeyo nabadgalyada iyo horumarka,” sidaas waxa lagu yidhi qoraal la soo raaciyey sawirrada masuuliyiinta.

 

Waxa xusid mudan in Raysal-wasaare Abiy Axmed uu safar Dibadda ah ku maqnaa intii uu maalmihii lasoo dhaafay cirka isku shareerayay khilaaf u dhaxeeya madaxweynaha iyo guddoomiyaha xisbiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories