Monthly Archives: January, 2019

spot_imgspot_img

Golaha wasiirradda Somaliland Oo Dood ka yeeshay Arrinta Saami-Qaybsiga Kuraasida Wakiillada Iyo Diyaar-Garowga Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Kal-fadhigii 28-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka...

Hargeysa: Shirkadda Al Huda Herbal oo Qiratay Daawooyin Dhacay inay dalka Keeneen

Shirkada Al Huda Herbal Xarunteeda Hargaysa Ayaa Qiratay in Lahayd Dawooyinkii Dhacay iyo Galalkii Madhnaa Ee Dhawaan Lagu Qabtay Goroonka Diyaaradaha Ee Hargaysa Dabagal iyo...

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Markii ugu horreysay Daahfurtay Bilawga Diiwaangelinta iyo Manhaj u samaynta Maddarasadaha Qur’aanka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii u horreysay maanta Daah-furtay bilawga diiwaangelinta iyo manhaj u samaynta Maddarasadaha Qur’aanka lagu dhigo...

Somaliland: Maxaabiista ku jira Xabsiyada dalka oo Markii u horeysay helaya Waxbarasho Jaamaceed

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caddaaladda Somaliland iyo Jaamacadda Beder oo ka dhisan magaalada Hargeysa, ayaa maanta kala saxeexday heshiis markii u horeysay u saamaxaya maxaabiista ku...

Hargeysa: Xukuumadda oo bilowday Qorshe lagu diiwaangelinayo Madarasadaha ku yaalla Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa bilowday barnaamij lagu diiwaangelinayo Madarashada culuumta Diinta lagu barto ee ku yaala magaalada Hargeysa, waxaana fulinaysa wasaaradda Diinta iyo...

DOORASHADA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND EE GOLAHA GUURTIDU MUDEEYEEN WAA SUURAGAL IN AY MAR KALE DIB U DHACDO HADII…

Doorashooyinka Somaliland ayaa waxa ay noqdeen qaar ku caan ah dib u dhac , arinkaasi oo ku nusqaan ah qaranka jamhuuriyada Somaliland, nidaamka dimuqaradiga ah iyo doorashooyinka, una baahan in aad loo lafo guro waxyaabaha caqabadaha ku ah oo intooda badani aanay ahayn wax awooda binu adamku aanay waxba ka qaban karin.

“Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan” Prof Cabdisalaan Yaasiin

"Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan" Prof Cabdisalaan Yaasiin "Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan" Prof Cabdisalaan Yaasiin

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img