Dowladda Hoose ee Hargeysa oo Daah-furtay Nidaam Casri ah oo lagu Diiwaangelinayo Mulkiyadda Guryaha
Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO), ayaa maanta daah-furay nidaam Casri ah oo qayb laxaad leh ka qaadanaya Diiwaanka iyio Mulkiyadda...
Arrimaha lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Maayarka Caasimadda iyo Guddiyada Nabadgelyada Xaafadaha Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO), ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiyada Nabad-gelyada Xaafadaha Caasimadda. Kulanka oo ah kulamada joogtada ah...
Somaliland oo lagu qabanayo Tartanka Kubadda Cagta dalalka aan la Aqoonsan ee Adduunka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire, ayaa shaaca ka qaada in markii u horeysya dalka lagu qabanayo Tartan kubadda Cagta...
Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay Dad ka shaqeeya Hay’adaha oo la sheegay in loo diiday Tukashada Salaadda
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Dad shaqaale u ah qaar ka mid ah hay'adaha Caalamiga ah ee dadka ka hawl-gala oo la...
Wasiirka ugu Da’da Yar Xukuumadda Muuse Biixi oo ka hadlay Hankiisa Siyaasadeed iyo Arrimmo kale
Wasiirka ugu Da'da Yar Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Hankiisa Siyaasadeed iyo Arrimmo kale https://www.youtube.com/watch?v=dAPCPYowouI
Abwaan Reer Somaliland ah oo Farmaajo u tiriyey Gabay uu ku dhiirrigelinayo inuu yimaaddo Hargeysa
Garoowe (SLpost)- Abwaan Faarax Murtiile oo ka tirsan abwaannada Qurbejoogga ah ee Somaliland, ayaa gabay uu ku dhiiri-gelinayo inuu booqasho ku tago magaalada Hargeysa...
Madaxweyne Biixi oo Cusbitaalka ku booqday Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland oo Xanuun ku soo booday
Madaxweyne Biixi oo Cusbitaalka ku booqday Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland oo Xanuun ku soo booday https://www.youtube.com/watch?v=S6F-auxnCoY
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

