Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

“Madaxda dhaqanka ee labada dhinac waxaan ugu baaqayaa inay sida ugu dhakhsaha badan uga hawl-galaan daminta colaaddaasi”- Madaxweyne Biixi

Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqo khasaare nafeed sababta oo laba beelood oo walaalo ah maanta ku...

Guddoomiye Cirro oo Gaadhay Boorama, Shacabka Gobalkaas na uga Mahad-celiyey Codkii ay Siiyeen Xisbiga WADDANI Wakhtigii Doorashada

Boorama(SLpost) -Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na ah guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminaayo oo galabta...

Wasiir hore oo raali-gelin ka bixiyey eeddeymo loo jeediyey Maxamed Kaahin

Hargeysa (SLpost)-Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaarada Ganacsiga Xukuumaddii UDUB, Cabdixaliim Maxamed Muuse oo ah siyaasi ka soo jeeda Deegaamada Galbeedka Burco, ayaa raali-gelin iyo...

Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo laga soo saaray Go’aamo Xaasaasi ah oo loogu Quus-gooyey Daandaansiga Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta yeeshay Kalfadhigoodii Saddexaad, ayaa lagu go'aamiyey qodobbo muhiim ah oo isugu jira Siyaasadaha Arrimaha Dibadda...

“Cabdiwali Cidna ka yeeli mayso Habar-wac Qabiil iyo tollaayeey…Cidna dib u dooran mayso” – Cabdiraxmaan Faroole

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Maamul-goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo xilligan ka tirsan Golaha Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka hadlay Isku-dhaca Ciidan ee...

Golaha Guurtida Somaliland oo Kulan Deg-deg ah ka yeeshay Xiisadda Tukaraq oo ay Mowqif adag iska-taageen

Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland oo maanta kulan deg-degga ah isugu yimi, ayaa si adag uga hadlay xaalaad colaadeed ee ka soo cusboonaatay xuduudka u dhexeeya...

Somaliland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay Arrimo Xaasaasi ah iyo Xiisadaha ka soo kordhay Xidhiidhka Siyaasadeed ee Soomaaliya (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Ergayga gaarka ah ee xog-hayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img