Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Xaaladda Tukaraq oo Saaka Ciidamada Qaranku la wareegeen
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal saaka Tuulada Tukaraq ee gobolka Sool ku dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo Ciidamo ka tirsan maamul-goboleedka Puntland,...
Madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta dalka ku guryo-noqday iyo Natiijada Socdaal uu ku tagay dalka Jabuuti
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo labadii maalmood ee u dambeeyey socdaal shaqo ku joogay dalka Jibuuti...
Meeqaam Noocee ah ayuu Madaxweyne Muuse Biixi kala Kulmay Dhiggiisa Jabuuti? (SAWIRRO + VIDEO)
Jabuuti (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayo oo maanta ka amba-baxay magaalada Hargeysa, ayaa lagu soo dhaweeyey gegida diyaaraha...
Ururka SOLJA oo ka hadlay Dhaawac Sarkaal Boolis ahi u geystay Suxufi ka tirsan Warbaahinta dalka iyo Xog-warranka Dhibbanaha
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac, ayaa ka hadlay dhaawac loo geystay Tifaftiraha Telefishanka BULSHO ee magaalada Hargeysa Khadar...
Madaxweynaha Somaliland oo Safarkiisii ugu horreeyey ugu Baxay Dalka Jabuuti iyo Tirada Wefti miisaan leh oo ku wehelinaya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo madaxweynuhu uu ka helay marti-qaad rasmi...
Letter by former Somaliland President Mohamed Ibrahim Egal to Israeli then Prime Minister Yitshak Rabin
Republic of Somaliland The Presidency Our Ref: SLR/PO/ISPMI/7/95 Your Ref: ………………….. 3 July 1995 Hargeisa His Excellency The Prime Minister of Israel Mr Yitshak Rabin Hakirya, Fax No. 972 2 513...
Hambalyo Meher Farxad leh: Maxamed Ibraahin Jaamac iyo Warda Xasan Nuur
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel.. Hooyo Rooda Xuseen Aadan, Awoowo Xuseen Aadan Guuleed, Ayeeyo Jinaw...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

