Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

TELEFISHAN ku soo biiray Bahda Arag-Maqalka Warbaahinta Soomaalida oo maanta Xadhigga lagu daah-furay magaalada Hargeysa (SAWIRRO + MUUQAAL)

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa maanta xadhigga ka jaray Telefishan Cusub oo ku soo biiray bahda...

Hargeysa: Dhaar-wadareed ku qabsoontay Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa -(SLpost)-Xubnaha golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dhaarta distuuriga ku gutay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa hortiisa maanta, waxaana dhaariyey guddoomiyaha maxkamadda sare Prpf. Aadan Xaaji...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Jawaab Cad Ka Bixiyey  Eedaha Hoggaanka Waddani U Jeediyaan Natiijada Doorashadii madaxtooyada

 Hargeysa -(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixix Cabdi, ayaa ka hadlay dhawaaqyo muddooyinkii dambe kasoo yeedhayey madaxda xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo salka...

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeerkiisi U Horeeyey Ku Tegay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

Hargeysa-(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay xarunta guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadku ku leedahay gudaha caasimadda Hargeysa maanta. Kormeerka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Xiisadda Dararweyne, farriin culusna u diray Salaadiinta

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Xiisadda Dararweyne, farriin culusna u diray Salaadiinta https://www.youtube.com/watch?v=HTmjkw2rc4g&feature=youtu.be

“Haddii Qaamuuska laga helo Xisbi Doorashadii uu helay Xisbi kale amaahiyey waa mid igu cusub ee ha lay soo sheego” Muuse Biixi oo u...

"Ninkii u horeeyey ee aan telephone u diraa markii dirirtu labada beelood ku dhex martay Darar-weyne Cabdiraxmaan Cirro ayuu ahaa…. Haddii Qaamuuska laga helo...

Daawo Xiisaha Waraysigii u horeeyey ee Muuqaal ah oo Madaxweyne Muuse kaga Jawaabayo Weydiimo aan hore loo su’aalin

Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraysigii ugu horreeyey ee Muuqaal ah oo dalka gudihiisa lagula yeehay,  waxa u kaga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img