Wasiir hore oo raali-gelin ka bixiyey eeddeymo loo jeediyey Maxamed Kaahin
Hargeysa (SLpost)-Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaarada Ganacsiga Xukuumaddii UDUB, Cabdixaliim Maxamed Muuse oo ah siyaasi ka soo jeeda Deegaamada Galbeedka Burco, ayaa raali-gelin iyo...
Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo laga soo saaray Go’aamo Xaasaasi ah oo loogu Quus-gooyey Daandaansiga Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta yeeshay Kalfadhigoodii Saddexaad, ayaa lagu go'aamiyey qodobbo muhiim ah oo isugu jira Siyaasadaha Arrimaha Dibadda...
“Cabdiwali Cidna ka yeeli mayso Habar-wac Qabiil iyo tollaayeey…Cidna dib u dooran mayso” – Cabdiraxmaan Faroole
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Maamul-goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo xilligan ka tirsan Golaha Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka hadlay Isku-dhaca Ciidan ee...
Golaha Guurtida Somaliland oo Kulan Deg-deg ah ka yeeshay Xiisadda Tukaraq oo ay Mowqif adag iska-taageen
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland oo maanta kulan deg-degga ah isugu yimi, ayaa si adag uga hadlay xaalaad colaadeed ee ka soo cusboonaatay xuduudka u dhexeeya...
Somaliland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay Arrimo Xaasaasi ah iyo Xiisadaha ka soo kordhay Xidhiidhka Siyaasadeed ee Soomaaliya (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Ergayga gaarka ah ee xog-hayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Xaaladda Tukaraq oo Saaka Ciidamada Qaranku la wareegeen
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal saaka Tuulada Tukaraq ee gobolka Sool ku dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo Ciidamo ka tirsan maamul-goboleedka Puntland,...
Madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta dalka ku guryo-noqday iyo Natiijada Socdaal uu ku tagay dalka Jabuuti
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo labadii maalmood ee u dambeeyey socdaal shaqo ku joogay dalka Jibuuti...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

