Monthly Archives: January, 2018

spot_imgspot_img

Meeqaam Noocee ah ayuu Madaxweyne Muuse Biixi kala Kulmay Dhiggiisa Jabuuti? (SAWIRRO + VIDEO)

Jabuuti (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayo oo maanta ka amba-baxay magaalada Hargeysa, ayaa lagu soo dhaweeyey gegida diyaaraha...

Ururka SOLJA oo ka hadlay Dhaawac Sarkaal Boolis ahi u geystay Suxufi ka tirsan Warbaahinta dalka iyo Xog-warranka Dhibbanaha

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac, ayaa ka hadlay dhaawac loo geystay Tifaftiraha Telefishanka BULSHO ee magaalada Hargeysa Khadar...

Madaxweynaha Somaliland oo Safarkiisii ugu horreeyey ugu Baxay Dalka Jabuuti iyo Tirada Wefti miisaan leh oo ku wehelinaya 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo madaxweynuhu uu ka helay marti-qaad rasmi...

Letter by former Somaliland President Mohamed Ibrahim Egal to Israeli then Prime Minister Yitshak Rabin

Republic of Somaliland The Presidency Our Ref: SLR/PO/ISPMI/7/95 Your Ref: ………………….. 3 July 1995 Hargeisa His Excellency The Prime Minister of Israel Mr Yitshak Rabin Hakirya, Fax No. 972 2 513...

Hambalyo Meher Farxad leh: Maxamed Ibraahin Jaamac iyo Warda Xasan Nuur

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel.. Hooyo Rooda Xuseen Aadan, Awoowo Xuseen Aadan Guuleed, Ayeeyo Jinaw...

Hambalyo Meher Farxad Leh: Liibaan Maxamed Ibraahin-Dheere iyo Cabdiya Abiib Timo-cad

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel.. Ayeeyo Sahra Aadan Qalinle iyo Carruurteeda oo kala ah; Maxamed...

Tirada Go’aamo Xaasaasi ah oo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland iyo Magacyada Guddi Wasiirro ah oo loo xil-saaray meel-marintooda

Hargeysa (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo todobaadkiiba halmar ka qabsooma madaxtooyda Somaliland, ayaa maanta laga soo saaray go'aamo xaasaasi ah oo salka ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img