Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Jawaab Cad Ka Bixiyey Eedaha Hoggaanka Waddani U Jeediyaan Natiijada Doorashadii madaxtooyada
Hargeysa -(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixix Cabdi, ayaa ka hadlay dhawaaqyo muddooyinkii dambe kasoo yeedhayey madaxda xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo salka...
Madaxweynaha Somaliland oo Kormeerkiisi U Horeeyey Ku Tegay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka
Hargeysa-(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay xarunta guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadku ku leedahay gudaha caasimadda Hargeysa maanta. Kormeerka...
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Xiisadda Dararweyne, farriin culusna u diray Salaadiinta
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Xiisadda Dararweyne, farriin culusna u diray Salaadiinta https://www.youtube.com/watch?v=HTmjkw2rc4g&feature=youtu.be
“Haddii Qaamuuska laga helo Xisbi Doorashadii uu helay Xisbi kale amaahiyey waa mid igu cusub ee ha lay soo sheego” Muuse Biixi oo u...
"Ninkii u horeeyey ee aan telephone u diraa markii dirirtu labada beelood ku dhex martay Darar-weyne Cabdiraxmaan Cirro ayuu ahaa…. Haddii Qaamuuska laga helo...
Daawo Xiisaha Waraysigii u horeeyey ee Muuqaal ah oo Madaxweyne Muuse kaga Jawaabayo Weydiimo aan hore loo su’aalin
Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraysigii ugu horreeyey ee Muuqaal ah oo dalka gudihiisa lagula yeehay, waxa u kaga...
“Madaxda dhaqanka ee labada dhinac waxaan ugu baaqayaa inay sida ugu dhakhsaha badan uga hawl-galaan daminta colaaddaasi”- Madaxweyne Biixi
Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqo khasaare nafeed sababta oo laba beelood oo walaalo ah maanta ku...
Guddoomiye Cirro oo Gaadhay Boorama, Shacabka Gobalkaas na uga Mahad-celiyey Codkii ay Siiyeen Xisbiga WADDANI Wakhtigii Doorashada
Boorama(SLpost) -Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na ah guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminaayo oo galabta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

