HomeDaawo Xiisaha Waraysigii u horeeyey ee Muuqaal ah oo Madaxweyne Muuse kaga...

Daawo Xiisaha Waraysigii u horeeyey ee Muuqaal ah oo Madaxweyne Muuse kaga Jawaabayo Weydiimo aan hore loo su’aalin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) – Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraysigii ugu horreeyey ee Muuqaal ah oo dalka gudihiisa lagula yeehay,  waxa u kaga hadlay arrimo badan oo khuseeya dhismaha iyo sharciyadda hay’adaha dowliga ah qaarkood,  qorshaha xukuumaddiisa ee wax ka qabashada Adeegyada bulshada iyo qodobbo kale oo xaasaasi ah.

Weriye Barkhad Maxamuud Kaariye oo ka tirsan laanta Afka Soomaaliga ee VOA, ayaa madaxweynaha xafiiskiisa kula yeeshay Waraysigan oo uu kaga hadlay arrimo xaasaasi ah oo aanu hore uga hadal.

Madaxweynuhu waxa wraysigan kaga jawaabaya su’aalo ay ka mid yihiin;
Ma jirtaa magacaabis ka dhiman xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse?
-Maxay yeelayaan dadka xukuumaddii hore la soo shaqeeyay ee wali xilalka haya? Miyaa la beddelayaa?
-Maxay gaar uga wada hadleen Madaxweyne Muuse iyo hoggaamiyayaasha dalalka Jabuuti iyo Itoobiya?
-Maxaa keenay in madaxweyne Muuse safarkii ugu horreeyay ugu baxo Jabuuti?
-Sidee ayuu madaxweynuhu ugu talogalay jihaynta dhallinyarada?
-Maxaa keenay in xeerarka qaarkood, sida ka Booliiska iyo Saxaafadda, loo fulin waayay?
-Maxaa qorshe ah xidhiidhka Somaliland iyo Somalia?
-MAXAA UGA MEEL YAALLA MADAXWEYNAHA KALA-XADAYNTA MAAMULKA DAWLADNIMO IYO QOYSKIISA?

Hoos ka daawo muuqaalka Waraysigan oo xiiso badan xambaarsan

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories