Wershad Halis ku ah ammaanka Madaarka Egal International Airport iyo Warbixin Cajiib ah oo laga diyaariyey
Daawo Warbixin laga diyaariyey Wershad ku taalla duleedka Garoonka Diyaaradaha Hargeysa oo masaafo aan ka yarayn 100 Mitir U jirta taas oo laga dayriyey halista ammaan ee ay ku hayso habsami-u-socodka iyo nabad-gelyada garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport oo halbowle u ah isu-socodka dibadda iyo
Xukuumadda oo shaaca ka qaadday Go’aamo ay ka soo saartay Colaadda ka taagan Ceel-Afweyn
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliand ayaa shaaca ka qaadday go'aamo ay ka gaadhay shaqaaqo dhawaan laba beelood oo walaalo ah ku dhexmartay degmada Ceel-Afweyn ee...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay Guddoomiyeyaasha 8 gobol iyo Saddex Masuul oo kale (AKHRISO WAREEGTADA MADAXWEYNAHA)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-30/012018, uu ku magacaabay 11 masuul oo...
Somaliland: Go’aamo laga soo saaray Aafada Sicir-bararka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday go'aamo ay ku xakamaynayso Sicir-barar baahsan oo qiime dhac ku keenay lacagta dalka isla markaana kor...
“Haddii Cabdiraxmaan Cirro ogolaanwaayo natiijada uu weli ka hadlaayo, waxa iman doonta in aannu dalka mar dambe waxba ka noqon doonin” Danjire Cawil.
'Haddii Cabdiraxmaan Cirro ogolaanwaayo natiijada uu weli ka hadlaayo oo taageerayaashiisa, odayaashiisa iyo beeshuba ka hadlayso waxa iman doonta in aannu dalka mar dambe...
TELEFISHAN ku soo biiray Bahda Arag-Maqalka Warbaahinta Soomaalida oo maanta Xadhigga lagu daah-furay magaalada Hargeysa (SAWIRRO + MUUQAAL)
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa maanta xadhigga ka jaray Telefishan Cusub oo ku soo biiray bahda...
Hargeysa: Dhaar-wadareed ku qabsoontay Madaxtooyada Somaliland
Hargeysa -(SLpost)-Xubnaha golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dhaarta distuuriga ku gutay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa hortiisa maanta, waxaana dhaariyey guddoomiyaha maxkamadda sare Prpf. Aadan Xaaji...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

