Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Gabadh Uu Indhaha-tiray JIN Ka Soo Raacay Hindiya Oo Araggu U Soo Noqday Markii La Qur’aan Saaray

(SL.Post) Gabadh dhallinyaro ah oo Dalka Hindiya Hooyadeed u geysay Caafimaad, ayaa la kulantay Xaalad Caafimaad oo khatar ah, ka dib markii labada indhoodba...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qayb-galay Sannad-guurada 23-aad Ee Aasaaska Ciidanka Qaranka (SAWIRRO)

(SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2017 ka qaybgalay , munaasibadda Xuska Sannad Guurada 23aad,...

Raysal-wasaarah Somalia Oo Ka Digay In Wadamo Shisheeye Ay Fara-geliyaan Doorashada

(SL.Post) Raysal-wasaaraha dowlada federaalka Somaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharkmarke,  ayaa ka digay waxa uu ugu yeedhay faragelinta ay dalalka deriska ah ku hayaan doorashada...

“Wixii Aynu Isku Af-garano Ee Aynu Ku Heshiino Ayaa Ugu Muhiimsan, Beesha Caalamku Wadanka Inalama Lahee…” Cabdilaahi Geeljire

(SL.Post) Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Kalluumaysiga iyo Warfaafinta Cabdilaahi Jaamac  Jaamac Cismaan (Geeljire), ayaa ka hadlay heshiiskii Xisbiyada Qaranka, Komishanka iyo Xukuumaddu ka gaadheen...

Somaliland Oo Mamnuucday Xayaysiinta Dhakhaatiirta

(SL.Post) Hay'adda mihnadlayaasha caafimaadka ee Somaliland ayaa soo saartay awaamiir ay ku mamnuucday xayaysiinta warbaahinta laga sii daayo ee dhakhaatiirta, cisbitaallada, iyo rugaha caafimaadka. Dr...

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanu Jirin Go’aan Ay Somalia Kula Wareegtay Maamulka Hawadda

(SL.Post) Wasiirka duulista iyo hawadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay in aanay jirin meel ay dawladda Somaliya kula wareegtay maamulka hawadda, waxaanu tilmaamay...

Kooxda Daacish Oo Askar Ka Tirsan Puntland Ku Gowracday Gobolka Bari

(SL.Post) Kooxda Daacish ayaa maydka seddex askari oo ka tirsan ciidamada Puntland soo dhigtay jidka dheer ee isku xidha degmada Qandala iyo Bosaaso ,waxaana...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img