Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Maareeyaha Guud ee Dahabshiil Group, Cabdirashiid Dahabshiil oo Ka Hadlay Sicir-bararka Somaliland

HARGEYSA (SLpost)- Maareeyaha shirkadda Dahabshiil Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa soo jeediyey in ganacsatada, xukuumada, shirkadaha telefoonada iyo shacabka oo midaysan, oon cadow...

“Saldhiga Berbera Haday Umaddu Ku Qanacdo Mooyaane, Hadii Lacag Kasta Lagu Bixiyo Cid Aqbalaysaa Ma Jirto” Sheekh Adam-Siiro

"Saldhiga Berbera Haday Umaddu Ku Qanacdo Mooyaane, Hadii Lacag Kasta Lagu Bixiyo Cid Aqbalaysaa Ma Jirto" Sheekh Adam-Siiro

Nuxurka Wadahadalladii Dhexmaray Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya iyo Weftiga Somaliland ee Guddoomiyaha KULMIYE

Addis Ababa (SLpost)- Ra’iisal-wasaaraha dalka Itoobiya Mr. Hailemariam Desalegn iyo wefti ka socda Somaliland oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi,...

Addis Ababa: Wasaaradda Khaarajiga Itoobiya oo ka hadashay Ujeeddada Kulan Raysalwasaaraha dalkaasi la qaatay Wefti Somaliland ka socda

Addis Ababa (SLpost)- Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya Md. Hailemariam Desalegn ayaa sheegay khamiistii in dalkiisu go’aansaday horumarinta kaabayaashiisa ku xidhmaya dalka Somaliland, si loo hubiyo...

Nuxurka Kulan dhexmaray Wasiirka Duulista Somaliland iyo Wasiirka Gaadiidka Itoobiya

Addis Ababa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haye ayaa sheegay inuu Xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Gaadiidka Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya...

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho (SLpost)- Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah ugu guulaystay xaqiijiyay in uu madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareegii...

Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyay Sann-guurada Ciidanka Qaranka

(SL.Post) Madaxweynaha oo khudbad taariikhi ah ka jeediyey munaasibadaasi ayaa u dhignayd sidan:- Bismillaahi Raxmaani Raxiim,,, Assalamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatu,,, Milgo iyo maamuus weyn bay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img