Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

“Abaartu Haddii Ay Jabto Doorashadda Waa La Galayaa” Guddoomiyaha Guurtida

(SL.Post) Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inuu tixgalin doonaan soo jeedinta xisbiyadda ee mudadda lixda bilood ee ay isku...

“Cida Ay Ka Go’do Doorashadu Ee Wax Ka Qabashadeeda Leh Oo Qaban-qaabada Kuna Dhawaaqi Kartaa Waa Somaliland” Wasiir Caddami

(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay sida uu u arko mawqifkii Midawga Yurub   ay ku diideen in Doorashada...

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Gobalka Awdal Oo Dhalliilo U Jeediyay Badhasaabka Gobalka Awdal

(SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah WADDANI ee gobalka Awdal, ayaa eedo u jeediyay Guddoomiyaha gobalka Awdal oo uu sheegay inuu gabay gebi shaqadii iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xadhiga Maayar Ku Xigeenkii Hore Ee Boorama

(SL.Post) Guddoomiyaha gobolka Awdal, Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa ka hadlay xadhigga Maayar ku-xigeenkii hore ee degmada Boorame Maxamed Muxumed Faarax (Dheerayste)  oo ka...

Guddoomiye Ku Xigeenkii Guddida Qaban-qaabada Doorashada Madaxtinimada Somalia Oo Is-casilay

(SL.Post) Waxaa goor dhaweyd si rasmi ah isku casilay Jen. Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ahaa Guddomiye ku-xigeenkii guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Somaliya Iscasilaada Fartaag...

Taliyaha Ciidanka Nabad-gelyada Wadooyinka Gobolka Awdal Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Boorama Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

(SL.Post) Taliyaha ciidamada Taraafikada gobolka Awdal oo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Borama ayaa tafaasiil ka bixiyey shil baabuur oo ka dhacay gudaha magaaladaasi,kaas...

Weriyaha Tv-ga Qaranka Uga Soo Warrama Laascaanood Oo Ilaalada Maayarku Dhaawacyo Gaadhsiiyeen

(SL.Post) Weriye Barkhad Cumar Axmed oo Laascaanood uga warama Tv-ga Qaranka Somaliland, ayaa dhaawac madaxa ah waxaa soo gaadhsiiyey Askari ka mid ah Ilaalada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img