Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

HARGEYSA: Kulan Lagu lafagurayo xal-u-helidda Aafooyinka Sixir-bararka iyo Abaaraha oo Hargeysa uga furmay Lix Jaamacadood iyo Xukuumadda oo ka hadashay

Hargeysa (SLpost)- Kulan ballaadhan oo lagu lafo-gurayo sidii xal loogu heli lahaa Saamaynta ay bulshadda Ku yeesheen aafooyinka Sicir-bararka iyo Abaaraha soo noq-noqda, ayaa...

RAMADAANTA IYO RAMADKEEDA! (3) – DIYAARINTII: Guuleed Cumar Madar

Bilatay Ramadaane maxaa aynu ku soo dhawaynaynaa? Sidee ayaynu u soo dhawaynaynaa? Qaab noocee ah ayaynu ku soo dhawaynaynaa? Ma inaynu soo iibsano cabitaanno...

Somaliland oo la kala safatay Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Isbahaysiga Sucuudiga iyo dalka Qatar

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay qayb ka tahay isla markaana ay la qabto go’aanka isbahaysiga Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabtu xidhiidhka...

Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inay ku guulaysatay isu-soo-dhawaynta Culimada dalka ee Afkaaraha kala duwan Aaminsan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in xidiidha adage e Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay la yeelatay Culimada dalka ay...

Nuxurka hadal uu madaxweyne Siilaanyo u jeediyey Guddi culimo heer qaran ah oo uu ku dhawaaqay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, oo maantaafur u sameeyey culimada dalka intooda badan, taas oo qayb ka ah Kulan sanad...

“Saxaafaddu way Dadaashay Horumar badan ayey samaysay, Qaybaha dalka ee horumar ayey ka mid tahay, Waanu Bogaadinaynaa” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Hargeysa (SLpost) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa bogaadiyey saxaafadda Somaliland oo uu sheegay inay horumar baaxad leh ku talaabsatay. Wasiir Xaashi...

Buugga Warsame iyo Weriyenimo (Falan-qeyn) – Qalinkii Cabdicasiis Ibraahin Ciise

Buugga Warsame iyo Weriyenimo waxa markii iigu horreysay aan ku arkay bogga uu qoraaga buuggu (Suldaan Nayruus Xaaji Aadan) ku leeyahay Internet-ka ee Feysbuugga....

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img