Guddoomiye Cirro oo shacabka ka tacsiyadeeyey Suldaan Ismaaciil Aadan Xirsi(Suldaan Baxar) oo Hargeysa ku geeriyooday
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada golaha Wakiilada, hoggaanada, guddiyada...
Murashaxa Kulmiye oo Qaranka ka tacsiyadeedayey Mid ka mid ah Oday-dhaqameedka gobolka Awdal oo maanta geeriyooday Borama
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u...
Madaxweynaha oo ka hadlay Geerida Haldoor kamid ah Oday-dhaqameed AWDAL oo Boorama ku geeriyooday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa waxgaradka, waayeelka,...
Xukuumadda oo beenisay in madaxweynuhu magacaaabay Golaha Culimada dalka
Hargeysa (SLpost)- Garyaqaanka Guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdisamad Cumar Maal, ayaa jawaab ka bixiyey hadal dhowaan ururka Qareennada Somaliland ku dedafeeyey magacaabista Golaha Culimada...
Aqoonta aan u leeyahay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) – WQ: Maxamed Siciid C/laahi
Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) waa abwaan qiime iyo qadarin ku leh bulshada Somaliyeed oo fankiisu gaadhay meel kasta oo Somalidu degto, waa Abwaan...
Guddoomiyaha WADDANI oo xilal kala duwan u magacaabay Xisbigiisa iyo Magacyada Masuuliyiinta loo igmaday
Hargeysa (SLpost) – Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa xilal Kala duwan u magacaabay Masuuliyiin uu ku jiro gudoomiye ku...
Ujeeddada Go’aan Madaxweyne oo ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo), ayaa masuuliyiinta xukuumaddiisa kala hadlay ilaalinta iyo Dhowrista Hantida Qaranka guud ahaan, waxaanu si gaar ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

