Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Shirkadda FlyDubai oo lacag gar-gaar ah ugu deeqday Somaliland iyo Danjire Baashe oo ka hadlay

Dubai (SLpost)- Wakiilka Dowladda Somaliland u fadhiya dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Amb Baashe Cawil Cumar, ayaa xukuumadda Dhexe ku wareejiyey Lacag dhan 130,000 oo...

Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Iyo Guddida Doorashooyinka U Diray Baaqyo Ku Saabsan Doorashada

“Xukuumada Waxaanu Usoo Jeedinaynaa Inay Lacagtii Doorashada Dhamaystirto, Komishanka Doorashaduna Waa Inuu Cayimaa Maalinta Doorashadu Dhacayso” Gudoomiye Ciro     Hargeysa (SLpost) - Musharaxa Madaxweynaha...

Madaxweyne Siilaanyo oo xeer ku Aasaasay Dhismaha Hay’ad Nooceedu ku cusub tahay xukuumaddiisa iyo Magacyada Masuuliyiin uu u magacaabay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku shaaciyey Xeer-madaxweyne oo uu ku dhaqan-geliyey abuuritaanka hay’ad...

Mawqifka Xukuumaddu Ma Wuxuu Ka Dhigan Yahay “Somaliland Ilaahay ayaa ka gar daran.. Xukuumada kulmiyana waa xukuumaddii horumarka” (Istaaqfurulaah)

Waxaan dhagaystay khudbadii uu ka jeediyay magaalada burco wasiirka Madaxtooyada JSL oo aan ixtiraam iyo kalgacal badan u hayo, kaasoo hadalkiisa oo aan xaraf...

Hungadii Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka ee Soomaaliya

Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Soomaaliya oo Hungo Kala Soo Noqday Safar uu ku Tagay Xafiiska ICAO ee Nairobi iyo Xarunta Guud ee ICAO...

Shuban Biyood (Cholera) – W/Q: HIBO ESSE

Shuban biyoodku waa xanuun la kala qaado kaasi oo keena shuban badan & matag halkaas oo uu qofku  ku fuuqbaxo mudo yar gudaheed lagana...

Booqashadaydii Balligubadle Iyo La-kulankii Sheekh Cabdulxaq Ee Shalay – W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr

Waxa laga yaabaa in dad badan oo Sheekh Cabdulxaaq u tegay ay qoaalkan akhriyayaan, balse ay ka xishoonayaan in ay ummadda u gudbiyaan xogta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img