Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Salaadiinta Somaliland Oo Horfadhiisisay Muuse Biixi Iyo Cabdiraxman-Cirro

(SL.Post) Qaar ka mid ah madaxda dhaqanka ee Somaliland ayaa shalay kulan isku horfadhiisiyay labada murashax ee xisbiyada KULMIYE iyo Waddani Muuse Biixi Cabdi...

NORWAY: Hooyo Soomaaliyeed Oo Laga Qaaday Wiilkeedii Curdeed Oo Bil Jira Iyo Sababta Loo Cuskaday

(SL.Post) Dawladda Norway, ayaa Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Oslo ka qaadday Wiilkeeda oo jira Muddo 1 Bil ah, waxayna hadda ka haystaan...

Al-Shabaab Oo Laba Qof Gacmaha Ka Jirtay

(SL.Post) Ururka Alshabaab ayaa xukun gacmo goys ah ku fulisay labo nin oo dhalinyaro ah degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelada hoose. Xukunka gacmo goynta ah...

“Xukuumaddan Madaxweyne Siilaanyo, Waxay La Soo Baxday Dhaqan Aan Hore Loogu Aqoon Xukuumaddihii Ka Horeeyey Oo Ah Qabyaalad” Cabdi Haybe

(SL.Post) Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir...

Bulshada Oo Ka Dhur-sugaysa Natijada Kulanka Sabtida Ee Saddexda Murashax Iyo Guddida Doorashooyinka

(SL.Post) Waxa ay shacabka Somaliland si weyn ugu dheg taagayaan kulanka la filayo inay Sabtida isugu yimaadaan saddexda xisbi qaran iyo guddiga doorashooyinku, kaas...

“Somaliland Hadday Diyaar U Yihiin Inay Wax Ka Beddelaan Dastuurka , Waanu La Midoobaynaa ” Cali Khaliif Galaydh

(SL.Post) Hoggaamiyeha Khaatumo Prof:  Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay Somalilad la midoobayaan haddii wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka dalka Somailand. “Ujeeddada aanu ka...

Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Masuul Ka Tirsan Xisbigooda Oo Lagu Xidhay Kenya

(SL.Post) isbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag u cambaareeyey xadhiga xoghayahii Xisbiga WADDANI u qaabilsanaa dawladaha Carabta Ambassador Axmed Safiina oo shalay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img