Home“Somaliland Hadday Diyaar U Yihiin Inay Wax Ka Beddelaan Dastuurka , Waanu...

“Somaliland Hadday Diyaar U Yihiin Inay Wax Ka Beddelaan Dastuurka , Waanu La Midoobaynaa ” Cali Khaliif Galaydh

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Hoggaamiyeha Khaatumo Prof:  Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay Somalilad la midoobayaan haddii wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka dalka Somailand.

galaydh

“Ujeeddada aanu ka leenahay (Wada-hadallada Somaliland) waa in Nabad la gaadho, isfaham la gaadho, Arrimo aad loogu kala gedisan yahayna way jiraan (oo u baahan in isfaham laga gaadho).”

Prof: Galaydh oo Wareysi Magaalada Buuhoodle ku siiyey Telefiishanka Universal, waxa kale oo uu sheegay in aanay u muuqan sabab ay xilligan uga hadlaan Midnimada Soomaaliya, maaddaama buu yidhi aanay Xamar ka jirin Xukuumad uu sheegay in aanay ku qanacsanayn, sidaa darteedna ay Dantooda ka raadsanayaan Somaliland, wallow uu leeyahay Dastuurka Somaliland wax ha laga beddelo, “Siday Hadda wax noogu muuqdaan, Maamulka imika Xamar jooga uma aragno mid aanu Midnimo Soomaaliyeed ugu dhimanno. Markaa waxaanu raadsanaynaa Dantayada, Dantayada ugu horeysa ee aanu ka raadsanayno (Somaliland) waa in Dadkayagu Salka Dhulka dhigaan oo ay Nabad ku noolaadaan.”

Prof: Cali Khaliif Galaydh oo la waydiiyey wuxuu is leeyahay way ku heshiin karaan Somaliland Mustaqbalka, ku jawaabay, “Dastuurkoodu intuu jiro, maaha waxaanu hollinayno inaanu ka mid noqonno (Somaliland), mana noqonayno (Somaliland), Shuqulna kuma yeelanayno. Laakiin hadday diyaar u yihiin inay waxaa beddelaan (Dastuurka) wakhtigay doonto ha qaadatee (waanu la midoobaynaa).”ayuu yidhi Prof: Cali Khaliid Galaydh

Somalilandpost.net

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories