HomeNORWAY: Hooyo Soomaaliyeed Oo Laga Qaaday Wiilkeedii Curdeed Oo Bil Jira Iyo...

NORWAY: Hooyo Soomaaliyeed Oo Laga Qaaday Wiilkeedii Curdeed Oo Bil Jira Iyo Sababta Loo Cuskaday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Dawladda Norway, ayaa Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Oslo ka qaadday Wiilkeeda oo jira Muddo 1 Bil ah, waxayna hadda ka haystaan Muddo Laba bilood ah.

Hooyadan oo Magaceeda ku sheegtay Samiira Cabdiraxmaan Khayre oo u warrantay Warbaahinta Soomaalida, ayaa sheegtay in Dawladdu ka qaadday Wiil ay dhashay markii uu jiray bil keliya isla-markaana ay hadda ka haystaan laba bilood.

Hooyadan oo ilmaha laga qaaday iyadoon Afartan bixin, ayaa iyada oo arrintan ka warramaysa waxay tidhi, “Dhibaatada i haysataa waxay tahay waxa iga maqan Ilmahaygii, oo waxa iga qaatay Gaalada Norway.”

Hooyo Samiir oo la waydiiyey sababta ay u Cuskadeen inay Ilmaha ka qaadaan, ayaa ku jawaabtay, “Waxay leeyihiin ma siin kartid Kalgacaylkii Hooyo-nimo, Masuuliyaddiisana kama soo bixi kartid.” Ayay tidhi, waxayna intaa ku dartay, “Anigu ilmahayga waan ku filanahay, laakiin Cidlo ayay iga haleen anigoo ah Umul ka soo baxday Cisbitaal, wayna diideen inay ii yimaaddaan ehelkayga oo i caawin lahaa.”

Hooyadan waxa kale oo la waydiiyey inta uu Ilmaha laga qaatay uu jiro, “Ilmaha waxay iga qaateen isagoo Hal Bil jira, laba biloodna wuu iga maqan yahay.” Ayay tidhi, waxayna intaa ku dartay, “Imika waxaan qabsaday Looyar, laakiin illaa hadda waxba iima qabsoomin, waxayna doonayaan inay sidaa ku qaataan Ilmahan oo Curadkaygii ah.”

Somalilandpost.net

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories