Monthly Archives: November, 2017

spot_imgspot_img

“Gobol Wal Iyo Goob Wal Oo Jamhuuriyadda Somaliland Ah Hawluhu Waxay Uga Socdaan Si Fiican, Cod Bixintuna Waxay U Socotaa Si Habsami Ah, Amniguna...

Hargeysa (SLpost) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in guud ahaan dalka ay doorashadii Madaxtooyadu saaka uga bilaaban tahay si...

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Saaka Gutay Codkiisii Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo Marwadiisa Farduus Maxamed Rooble ba, waxay saaka si rasmi ah ay u guteen waajibkoodii codbixineed ee...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa koowaad marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo gudanaya waajibaadkooda muwaadin-nimo ayaa saaka ka...

Somaliland: Dal 10 Tallaabo hore u qaadaya 40 Maalmood gudahood – WARBIXIN

Wax ka ogow Arrimo badan oo ku saabsan Doorashada Somaliland looga dareerayo Isniinta Beri’ Warbixin – by Saleebaan Kalshaale Somaliland, waxa maalinta Isniinta ee 13...

Muwaadin U Dooro Hoggaaminta Shanta Sanno Ee Soo Socota Halgamaa Samo Talisa Oo Hal-Adayg Iyo Hadaf Cad Lagu Yaqaano – Qalinkii: Abwaan Sacad X...

Nin daneeya baahida dalkoo danaha guud eega     Nin daryeela maatida dadkoo dayrin noloshooda Daldaloolka nin naga awdayoo naga daboolaaya Daba socodka duumada qabiil naga dawaynaaya Dulqaadkaaga Eebow adaa...

SOMALILAND: Maxay Doorashada 13-ka November kaga Duwan tahay kuwii Hore, Maxaase lagu xusuusan doonaa? (WARBIXIN)

Maxay Doorashada Madaxtooyada ee 13-ka November kaga Duwan tahay Doorashooyinkii Hore, Maxaase lagu xusuusan doonaa? Warbixin oo ka Jawaabasay Su'aalaha kor ku xusan iyo qaar kale, waxa Soo Jeedinaya Weriye Ridwaan Caydiid Ismaaciil oo ah Suxufi ka hawl-gala Telefishanka Qaranka Somaliland. Maxay Doorashada Madaxtooyada ee 13-ka November kaga Duwan tahay Doorashooyinkii Hore, Maxaase lagu xusuusan doonaa? Warbixin oo ka Jawaabasay Su'aalaha kor ku xusan iyo qaar kale, waxa Soo Jeedinaya Weriye Ridwaan Caydiid Ismaaciil oo ah Suxufi ka hawl-gala Telefishanka Qaranka Somaliland.

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Doorashada Berri, Xisbiyada iyo Shacabka-na Baaq u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Warfaafinta Somaliland, ayaa guud ahaan shacabka iyo gaar ahaan codbixiyeyaasha ka qayb-qaadanaya doorashada madaxweynaha ee maalinta Berri...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img