HomeXukuumadda Somaliland oo ka hadashay Doorashada Berri, Xisbiyada iyo Shacabka-na Baaq u...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Doorashada Berri, Xisbiyada iyo Shacabka-na Baaq u jeediyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Warfaafinta Somaliland, ayaa guud ahaan shacabka iyo gaar ahaan codbixiyeyaasha ka qayb-qaadanaya doorashada madaxweynaha ee maalinta Berri loo dareerayo ugu baaqay inay ilaaliyaan nabadgelyada isla markaana si habsami leh uga qayb-qaataan codeynta, ciidamada ammaankana ku taageeraan ilaalinta ammaanka.

wasiirradaWasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Saxardiid (Caddaani) oo siyaabo kala duwan xafiisyadooda kula hadlay warbaahinta, waxa ay shacabka iyo Xisbiyadaba ugu baaqeen inay meel uga soo wada-jeestaan Qaranimada, danahooda gaarka ahna ka horeysiiyaan danta Guud si looga midho-dhaliyo Natiijada Doorashada iyo Rejada Beesha Caalamka ka filayso.

HOOS KA DAAWO  MUUQAALLADA LABADA MASUUL OO WARBAAHINTA LA HADLAY

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire
https://youtu.be/MFHuNbTE8Do

Wasiirka WArfaafinta iyo Wacyigelinta, Cismaan Saxardiid

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories