Somaliland: Xayiraadda Baraha Bulshada – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)
Go'aankii ay guddida doorashooyinka Somaliland shirkadaha isgaadhsiinta kaga dalbadeen inay xayiraan barashada bulshada, waxa uu u muuqdaa go'aan salka ku haya laba daran mid...
CODKAAGA KU CAYMI DALKAAGA – Mustashar Axmed Xasan Carwo
Waxaan maqaalkii hore ku soo qaaday qaar ka mid ah sifooyinka murashaxiinta Kulmiye kaga mudan yihiin murashaxiinta kale, maantana gadaal ayaan qaar kale ku...
Taliyeyaasha Ciidamada Somaliland oo Shacabka u bushaareeyey, baaqna u diray Saddexda Murashax iyo Codbixiyeyaasha
Hargeysa (SLpost)- Taliyeyaasha Ciidamada kala duwan ee Qaranka Somaliland, ayaa shacabka iyo Xisbiyada Qaranka ugu baaqay inay si habsami ah uga qayb-qaataan Doorashada Madaxweynaha...
Boorama: Murashaxiinta Madaxweyne ku-xigeennada Kulmiye iyo Waddani oo si wada-jir ah uga hadlay Arrimaha Doorashada
Boorama (SLpost)- Murashaxiinta Madaxweyne ku-xigeennada Xisbiga Kulmiye iyo Waddani oo kusugan magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal, ayaa si wada-jir ah uga hadlay Arrimaha...
Fannaan Nimcaan HIlaac oo markii ugu horeysay ka soo dhexmuuqday Xiddigaha Geeska iyo Heestii Sannadka oo uu soo qaaday
Fannaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Hassan (Hillaac) oo dhawrkii sanno ee u dambeeyey ka dhex-maqnaa Kooxda Xiddigaha Geeska, ayaa markii u horeysay ka soo dhex-muuqday kooxdaas,...
Murrashax Muuse Biixi oo Farriin Ku Saabsan Maalinta Doorashada u Diray Shacabka reer Somaliland, Taageerayaasha KULMIYE-na si gaar ah ula Dardaarmay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland u diray farriin ku saabsan maalinta...
Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Oo Kormeero Kusoo Maray Deegaano Hoosyimaada Gobolka Sanaag iyo Kulamo Uu la Yeeshay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye.
Sanaag(S.P):-Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Ayaa Kormeer Ku Maraya Deegaano Hoos Yimaada Hawdka Ceerigaabo ayaa kulan la yeeshay taageerayaasha xisbiga kulmiye ee deegaamadaas Badhasaabka Gobolka Maroodi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

